Baro Xirfad ku anfacda
Cloud Computing, Linux, Cisco, CompTIA, Security, AI.
LearnfiyCloud waa madal loogu talo galay dhamaan dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan waddanka gudihiisa iyo dibadiisaba, waxaana kuugu diyaar ah casharo ku saabsan cilmiga IT-ga kuwaas oo kuu sahlaya inaad si fudud shaqooyin ugu hesho marka aad dhamaysato.

Courses
Adeegyada Madashan
- Shahaadooyin Caalami ah oo dunida oo dhan laga aqoonsanyahay.
- Xareynta shaqooyin dibadeed gaar ahaan Middle East, Singapore.
- Xareynta visayaal shaqo oo waddanka Australia ah, qofkii xirfad leh.
Cloud Computing
Waxa aad madashan ka helaysaa diyaarinta shahaadooyin caalami ah oo ku saabsan cloud computingka kuwaas oo kuu sahlaya inaad shaqo ku heshid dunida meel aad joogtaba.
Linux OS
Waxa kuu diyaar ah koorsooyin Linux ah oo lagaaga soo bilaabayo halka ugu hooseysa adigoo si sahlan u diyaarin doona shahaadooyin caalami ah oo ku saabsan Linux.
Networking
Waxaad helaysaa casharo ku saabsan networkingka kuwaas oo kuu sahlaya sidii aad u diyaarin lahayd shahaadooyin networking ah oo shaqada aad looga ixtiraamo.
Security
Waxa kuu diyaar ah casharo si heer sare ah loo diyaariyay oo ku saabsan security kuwaas oo fahan fiican kaa siin doona habka uu u shaqeeyo securityga internetku adigoo diyaarin doona shahaado caalami ah.
Career
Waxa aad helaysaa adeeg hufan oo kuu sahlaya inaad shaqooyin ka hesho wadamada khaliijka, Singapore iyo weliba Australia kaas oo u furan ardayda sita shahaadooyin ku haboon inta aan sidana waanu ka caawin doonaa.
Skilled Visas
Waxa aan si sahlan kuugu adeegi doonaa sidii aad u heli lahayd Visooyin shaqo oo waddanka Australia ah taas oo lagaa caawin doono talaabo kasta oo lagaaga baahanyahay sidii aad u xareyn lahayd visaha.